
Ku saabsan goobta webka
Medarbetare på webbplatsen. Längst fram från vänster Arwa Abbas, Firas Farzat, Dawit Tsada. Andra raden Sahro Hussein, Edinah Masanga och Emad Hamdo. Tredje raden från vänster Abdi Ahmed, Robel Ghannes, Mohammad Yousuf och Merhawi Sium. Längst bak Nicklas Johansson och Omar Sharmaarke.
Website-kani waxaa loo sameeyey adiga si uu kuu caawiyo marka aad ku cusub tahay dalka oo aad la kulantid dad kale oo cusub ee ku nool Söderhamn.
Hadafkeenu waa inaan si deg deg ah u helno macluumaadka aad u baahan tahay, haddii aad isticmaalayso kombiyuutar, Ipad, ama taleefanka gacanta.
Webbkan ayaa loo sameeyay ayadoo la adeegsanayo dadka cusub.
Ka hel webka goobahan
Si aad u ogaato waxa aad raadineyso, ku dhufo adiga oo isticmaalaya mawduuceena shanta ah. Marka lagu daro macluumaadka maxaliga ah, waxaa jira xariiro la xidhiidha webbsayada kale.
Dhammaan qoraalka bogga waxaa laga heli karaa lix luqadood oo kala duwan. Swedish, Ingiriis, Carabi, Soomaali, Dari iyo Tigrinish. Waxaad xulataa luqadaha adiga oo gujinaya calaamada jaalaha ah ee sare.
Waxaad ka raadin kartaa macluumaadka luqaddaada adiga oo gujinaya calamada weyn.
Turjumaadaha
Dhammaan tarjumadaha waxaa soo saaray dad leh ama ku jira hawlaha Resurscentrums.
Turjubaanku wuxuu noqon karaa mid sax ah boqolkiiba boqol, kaliya qoraalka Swedishka ee informationosoderhamn.se waa in loo tixgeliyaa qoraalka rasmiga ah ee degmada

Övriga länkar
Qariirado muhiim ah
Dugsiga xannaanada External link, opens in new window.
Fasalka ardeyda lix sano jirka ah External link, opens in new window.
Dugsiga aasaasiga External link, opens in new window.
Dugsiga xilli firaaqada External link, opens in new window.
Daryeelka waayeelada External link, opens in new window.
Maamulka External link, opens in new window.
Xarumaha Caafimaadka External link, opens in new window.
Hoolka ciyaaraha External link, opens in new window.
Meelaha lagu dabbaasho External link, opens in new window.
Meelaha shirarka External link, opens in new window.
Maktabadda External link, opens in new window.
Basaska magaaladda External link, opens in new window.
External link, opens in new window.