Bowlinghall & ungdomscafé

Halkan waxaad ka heli doontaa marka lagu daro bowlinghall, kafetariya, halkaas oo aanu ku bixino cuntada fudud, saanguwejyo, bunka iyo sharaabka soodhaha leh oo qiimo wanaagsan leh.

Bowling way fiicantahay in aad imaado hadii aad rabto in aad cayaarto looma baahna in aad balan qabsato.

Si kastaba ha ahaatee, waxaan kula talinaynaa in aad soo wacdo oo aad ballan u qabsato ama aad naftaada u qabsan si fudud xagga internetka waa online.external link, opens in new window

Halkan waxaa had iyo jeer ka dhacaya, tartan waxaan leenahay kooxo badan oo firfircoon oo halkan ku tababarto. Wax kasta waxey ka bilaabayaan tababarka dhalinyarada ilaa kuwa firfircoon iyo ururka howlgabka ah.

Waxaa kale oo aad qabsan kartaa balan xafladeed bowling adiga iyo caruurtaadaba maalmaha jimcaha iyo sabtiga.
Habeen kasta oo jimcaha ah iyo habeenkii sabtiga ah waxaan idinku madadaalineynaa bowling cayaaro, musikada iyo nalalka iftiinka oo kalaro kala duwan leh.
Xubin ka tirsan Be Smart waxaad ku shubeysaa 10kr/taxane iyo qofkiiba.
Wax su'aal ah miyaad qabtaa fadlan wac 072-230 05 80.

Saacadaha furitaanka.external link, opens in new window