Afkaada hooyo

Dhammaan ardayda dhawaanta yimid ee dugsiyada hoose waxay xaq u leeyihiin in ay bartaan afkooda hooyo.

Caruurta dhigata dugsiga xannaanadda waxey fursad u leeyihiin inay bartaan labada luqadood oo kala ah afkooda hooyo iyo afka iswiidhishka.

Caruurta dhigata dugsiga hoose hadey rabaan in ay bartaan waxaa sharuud ah in la helo ugu yaraa shan ardey iyo maclin u dhiga caruurta afkooda hooyo luqada soomaaliga.

Dugsiga hoose, ardayda dhigata waxay leeyihiin waxbarashada afka hooyo iyo luqada looga hadlo wadanka iyo haddii ardayga uu leeyahay aqoon iyo xirfadaha aasaasi.