Vård

Daryeel & caafimaad

Marka aad xanuunsato waxaa jira siyaabo kala duwan si aad u hesho daryeelka.

Hadii aad aragto xaalad halis ah - markasta wac 112!

Hadii aad xunuun weyn aan ku heynii waxaad aadi kartaa.isbitaalkii kuugu dhow ama waxaad wici kartaa 1177. Xarumaha caafimaadka wuxuu furun yahay isniinta ilaa jimcaha inta u dhaxeyso 08:00-17:00.

Haday xiran tahay rugta caafimaadka Familjeläkarjouren qeybta aadka diiwaan gashantahay waxaad wici kartaa oo balan ka sameysan karaa 1177 xiligaa aad wici karto waa isniinta ilaa jimcaha inta u dhaxeyso 17:00 till 20:00 iyo sabtida ama axada waxaad wici kartaa 10;00 18:00.

Xarunta caafimaadka ayaa si deg deg kugu diri karo gar gaarka deg dega I Bollnäs ama Söderhamn.

Khariidadda: Xarumaha caafimaadka

Farmashiye

Dawada waxad ka iibsanaysaa farmasiga. Dawooyinka qaarkood waxa loo baahanyahay warqad dhakhtarkaagu soo qoray. Dadka ka shaqeeya farmasiga wax badan ayey ka yaqaaniin cudurada kala duwan iyo dawooyinka. Waxa ay ka jawaabi karaan qaar badan oo su´aalahaaga ka mid ah. Farmasiiga waxa sidoo kale ka jira warbixin iyo qoraallo ku saabsan cudurada kala duwan.