Dugsiga aasaasiga ardeyda aqliga dhiman

Caruurta caqliga dhiman ma idleen karaan mar walba dusiga aasaasiga caadiga ah. Marka waxey aadi karaan dugsiga ardeyda caqliga dhiman.Ka hor inta ardeyga uu san bilaabin dugsiga hoosewaa in baaritaan la sameeyo.

Dugsiyadu waa iney la tashtaan waalidiinta waalidkana waa inuu raali ka noqdaa ka hor inta eysan ilmuhu bilaabin dugsiga hoose.

I Söderhamn waxey leedahay dugsiga hoose ee ardyda caqliga dhiman waxuuna ku yaal Bergaskolan in Ljusne.

Dugsiga hoose ee ardeyda caqliga dhiman iyo dugsiga hoose ee caadiga ah ee Stenbergaskolan waxey lee yahiin goobo kala duwan oo kala ah sawirka, fanka,isboortiga, farsamada gacanta iyo saalada cuntada waxaa kale oo ey wadaagaan shaqaalaha kala duwan.

Akhri wax dheeraad ah oo ku saabsan dugsiga aasaasiga ardeyda aqliga dhiman ee luqadaada. Pdf, 573.9 kB, opens in new window.