Dugsiga sare ee ardeyda maskaxdoodu gaabiso
Dugsiga sare waa dugsi bilaash ah oo iskaa wax u qabso ah kaas oo dhalinyarada leh naafannimada koritaaneed ay dooran karaan inay dhammaystiraan kadib markay dhamaystaan dugsiga aasaasiga ah.
Dugsiga sare waxaa loogu talagalay dhalinyarada da'doodu u dhaxayso 16 ilaa 20 sano.
dugsiga sare wuxuu bixiyaa barnaamij shakhsi ah.
Barnaamij kasta wuxuu ka yar yahay 4 sano wuxuuna ka kooban yahay maadooyin.

Xiriiro kale
Qariirado muhiim ah