
Dugsiga xannaanada
Laga soo bilaabo markii uu ubadkaagu gaadho 1 sano waxay dhigan karaan dugsiga gogoldhigga. Xanaanada, ciyaarta waxay muhiim u tahay horumarka iyo waxbarashada ilmaha. Caruurtu waxay isku dayaan in ay isu muujiyaan heeso, qoob ka ciyaarka, sawir iyo rinjiyeynta.
Ilmaha waxey aadi karaan xanaanada Isniita ilaa Jimcaha.
Sabtida iyo Axada waa fasax.

Xiriiro kale
Qariirado muhiim ah