Cuntada iskuulka
Qadadda marwalbo waa laba doorasho oo kal ah mid laga sameeyay qudaar.
Hadii ay jirto cunto kaa mamnuuceysa diintaada la xariir iskoolka ardeyga jikadooda .
Hadii iluhu qabo xasaasiyado cunto, waxaa jira ikhtiyaari cunto kale oo loo habeeyay baahida ilmaha.

Xiriiro kale
Qariirado muhiim ah