Macadka farsamada
Macadka farsamada wuxuu qofka ka bartaa xirfad waxbarashada dugsiga sare ka dib. Waxbarashooyinka waa kuwo dhirirkoodu u dhaxeeyo hal illaa saddax sano waxeeyna isugu jiraan kuwo buugaagta laga akhristo iyo kuwo goobaha shaqada lagu sameeyo.
Ma jiraan xuduud da'eed si loo dalbado macadka farsamada.

Xiriiro kale
Qariirado muhiim ah