Afkaada hooyo

Dhammaan ardayda dhawaanta yimid ee dugsiyada hoose waxay xaq u leeyihiin in ay bartaan afkooda hooyo.

Caruurta dhigata dugsiga hoose hadey rabaan in ay bartaan waxaa sharuud ah in la helo ugu yaraa shan ardey iyo maclin u dhiga caruurta afkooda hooyo luqada soomaaliga.

Dugsiga hoose, ardayda dhigata waxay leeyihiin waxbarashada afka hooyo iyo luqada looga hadlo wadanka iyo haddii ardayga uu leeyahay aqoon iyo xirfadaha aasaasi.