Carruurta dhawaanta yimid iyo dadka dhallinyarada ah

Ardey kasto oo ku cusub Söderhamn waxuu leeyahay qof masuul ka ah. Qofka masuulka ah waxuu siiyaa ardeyga cusub firiin ka socoto Hey'adda laanta socdaalka, qeybta is dhex galka, wakiilka gaarka ah ama la xariir iskuulka.

Masuulka ka ah ilmaha waxuu heli doonaa fariin ku saabsan meesha laga wacay iyo waqtiga inta lagu gudi jiro wada hadalka waxaa loo sheegayaa macluumaad ku saabsan sida uu u shaqeeyo iskuulka, sida waxbarashada afkaaga hooyo, cuntada gaarka ah iyo xaquuqda iyo waajibaadka kale.

Caruurta da'doodu tahay 1-5 waxay waalidintooda masuul ka yihiin in ey u codsadaan dugsiga xanaanada caruurta Laba bilood gudahood ka dibna ardayga ayaa bilaabaya dugsiga, waxaa lagu sameeynayaa ardayga baaritaan.

Baartitaan kaas ayaa ah luquda ku adag iyo wax barashadiisii hore inta uu ka akhrisan karo xisaabta, aqoonta iyo waxyaabaha kale ee kala duwan.