Bemanningen

Soderhamn kammun waxaa ka shaqeeyo 900 shaqaalo. Kal kaali yayaasha madadaalada caruurta iyo kuwa cuntada kariya. Marka qof aan shaqeyn karin waxaa la wacayaa qofkale Bemanningen oo ku gaarsiiyo inta aad ka soo laabaneeso. Waxaa jiro 70 shaqaale oo joogta ah iyo qayaastii 150 shaqaale Bemanningen oo saacadla ah.

Shaqaalaha ayaa sidoo kale ka baxa iskuulada waxayna ka shakheeyaan xannaanada.

Shaqaalaha ayaa sidoo kale qabanqaabiya shaqaaleyn degdeg ah waxayna ka qaybqaataan xafladaha shaqaalaynta si ay u helaan dad cusub oo isku dayaya inay ka shaqeeyaan, tusaale ahaan, daryeelka waayeelka.