Maalinta koowaad ee barbaarinta caruurta

Wada shaqeynta ka dhaxeyso waalidiinta iyo barbaarinta caruurta waa muhiim. Sidaa darteed mas'uuliyiinta caruurta waa in ay la joogaan caruurta marka ugu horeyso si ay ula qabsadaan dusiga barbaarinta.

Waqtiga

Waxaa muhiim ah in waalidaka uu qoro waqtiga uu keenay caruurtiisa iyo waqtiga uu qaadanaayo soo sheeg hadii aadan kenenin ama aad dib u soo dhceyso.

Cudurka

Waad in aad u soo sheegtaa shaqalaha hadey caruurtaada xanuunsadaan. Waa muhiim in ay guriga joogaan inta ay ka helaan caafimaad lama keeni karo xanaanad caruurta. Hadii ilmahaaga matagaana.ama hunqaacaan waa in aad ku heysaa guriga mudo 48saac ah. Usheeg shaqaalaha hadii ilmahaagu qabaan xasaasiyad ama waxkale.

Dharka

Dugsiga barbaarinta caruurta maalinkasa dibida ayaa loo kaxeeyaa caruurta markastana cimiladu wey is bedeshaa. Marka waxaa muhiim ah in la helo dharka barafka ,kuwa roobka iyo kuwa qoraxda.

Xafaayada ilmahaaga waa in aad keligaa keensataa.

Qiimaynta

Ugu yaraan hal jeer ayaa looga yeeraa iskuulaka waalidiinta siey u helaan warbixin ku saabsan caruurtooda.

Ardayda iyo waalidiinta si ay ula socdaan horumarkooda dugsiga hoose illaa dugsiga sare.

Iyadoo loo marayo qalabka shabakadda Unikum, ardayda iyo masuulka waxay raaci karaan horumarkooda ka bilaabanaya dugsiga gogoldhigga ilaa dugsiga sare.


Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Unikum ayaa laga heli karaa halkan.