- Bilawga
- | Shaqada & Waxbarashada
- | Waxbarasho dadka waaweyn
- | Waxbarashada dadka waaweyn ee degmada
Waxbarashada dadka waaweyn ee degmada
Waxbarashada dadka waa weyn ee degmada, komvux, waa dugsi dadka waawayni ay akhrin karaan waxyaabaha isku midka ah ee dugsiyada hoose iyo sare.
Haddii aad wax ku baranayso komvux, waxaad sii wadan kartaa kulliyadda iyo jaamacada.
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan komvux waxaad ku baran kartaa luqadaada halkan.

Xiriiro kale