Fasalka ardeyda lix sano jirka ah

Laga bilaabo xilliga dayrta, markuu ilmuhu 6, jirka yahay wuxuu xaq u leeyahay boos fasalka.

Fasalka dugsiga 6 jirka ah waxaa ku qasab ah dhamaan caruurta in
ay tagaan oo ay dhigtaan iskuulka.

Fasalka dugsiga 6 jirka waa diyaarinta ama tababarashada waana qasab iskuulkaasi.

Ilmuhu wuxuu ku socdaa ama ku dhowaadaa dhismaha dugsiga ilaa seddex saacadood maalintii.

Akhri wax dheeraad ah oo ku saabsan fasalka ardeyda lix sano jirka ah ee ku qoran luqadaada. External link, opens in new window.