Macadka dadka waaweyn

Macadka dadka waaweyn waa baddelka dugsiga sare iyo waxbarashada degmada ee dadka waaweyn (Komvux) oo loogu tala galay qofkii buuxiyaa 18 sano.

Qaar ka mid ah dugsiyada sare ee dadwaynaha waxaa kaloo jira koorsooyin gaar ah oo ku habboon adiga oo dhawaan yimid Iswiidhen.

Söderhamn waxaa ku yaalo Folkhögskolan ee Vågbro.

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan macadka dadka waaweynoo ku qoran luqadaada halkan. External link, opens in new window.