Cuntada iskuulka
Qadadda marwalbo waa laba doorasho oo kal ah mid laga sameeyay qudaar.
Hadii ay jirto cunto kaa mamnuuceysa diintaada la xariir iskoolka ardeyga jikadooda .
Hadii iluhu qabo xasaasiyado cunto, waxaa jira ikhtiyaari cunto kale oo loo habeeyay baahida ilmaha.
Halkan waa codsiga cuntada gaarka ah Word, 24.6 kB. (Word, 24.6 kB)

Xiriiro kale
Qariirado muhiim ah