Doorashada 9-ka Sebtembar, 2018
Halkaan waxaa ka soo degsan kartaa PowerPoint-aad ku baran karto doorashada 2018 ka.
- Yaa codka bixin kara?
- Sidee u codeyneysaa?
- Maxaad u codeyneysaa?
Ka soo degso waxbarashada halkan. Powerpoint, 8.8 MB, opens in new window.